Basic Skills Somali Quiz Welcome to your Somali Skills QuizYou have 15 minutes to complete this quiz. A timer will be visible in the corner of your browser. Full Name Zip Code Email Phone 1. Aniga _____ waa Cali. magacaygu magaciisu magacayagu magaceedu magaceena None 2. Markaan dhakhtarka arkay waxaan______ nabarka. tustay tusaynaa tusay tusi doonaa tuseen None 3. Kalkaalisada_____ ii sheegtay qandhada. u kaa kan ayaa ayuu None 4. Shalay hooyaday waxay ______ dawo. cuni doontaa i siisay cuneen cunaan cunto None 5. Haddii Cali uu wadnuhu ___________, dhakhtarka u wac. ay xanuunto idin xanuunaan aydin xanuunaan xanuuno xanuunsado None 6. Shan bilood kahor ayey Caasha sidan oo kale______. noqday noqotay noqon doonaan laga rabaa inay noqoto noqdeen None 7. Cali_____ Caasha ayaa u tagay dhakhtarka. ma laba iyo dhammaan midna None 8. Marka nabarku bogsado ayaan ka saari doonaa ______. qodobada caanaha inanta dhaymaha maraqa None 9. Ha ku odhan waad _________ ayuu ka nixine. iman doonaa dhimanaysaa waa bogsatay odhan bogsasho None 10. Dawada dhakhtarku kuu qoray _____ tii hore mid ahaan qaado. midna ama kale keer kan None 11. Qandho iyo ______ ma leedahay? qarqaryo buugaag naxdin seexasho walaal None 12. Carruurtii waa ku ______ biyihii magaalada. xanuunsadeen xanuunsan doonaan lagu xanuunsaday xanuunsatay xanuun None 13. Ayuu ahaa bukaanka aad la_____. ay la hadleen hadashay kula hadlay hadli doona hadleen None 14. Cunto ma soo _____ subaxdan? miyuu cunay cuneen cuntay cunaan cuni doonaan None 15. Kiniinkii ____ liqday? ma miyaanu miyuu xalay miyey None 16. Biyo miyaad cabtay _____? saaka berrito sahan-danbe caano hilib None 17. Hala Hadlin Bukaanka waayo indha waxba kama _____? arkayo maqlayo ma cuno ma siiyo us socda None 18. U sheeg in aan ahay ____________. caano dhakhtarkiisa berrito cunto san None 19. Haddii aan hadda wax laga qaban xaalkaagu wuu______. hagaagi doonaa ka dareen tagay dhakhtarka ka sii dari doonaa None 20. Usbuuca soo_____ ayaa lagu jiifin doonaa cisbitaalka. tagay sii jooga sii socda socda None 21. Gacanta midigta ayaa lagu_____ oo ma aha inaad dhaqdhaqaajiso. qaaday kabay shalay berrito hoos None 22. Laba ______ ku shub isha biddixda maalin kasta. dhibcood foosto miis sanduuq saxni None 23. Miyuu xanuunkii __________ soo noqday? kugu tagay socdaa hayaa keer None 24. Ballankaagu waa berri _____ subaxnimo. 8 da 18 ka 25 ka 300 ka lama None 25. Saliid maqaarkaaga______ habeen kasta. cun mari cab qub haragga None 1 out of 25 This is your last question, after you click "Submit" you will be present with your results (Please wait for about 30 second to show).If you past you will be able to take the English Quiz. Please review carefully all your answers. Time's upTime is Up! InterpreterEd .com2020-04-30T12:28:35-07:00Share This Story, Choose Your Platform!FacebookXLinkedInPinterestEmail