Basic Somali Quiz

Basic Somali Quiz2018-02-14T20:56:20+00:00

Welcome to your Somali Skills Quiz

You have 15 minutes to complete this quiz. A timer will be visible in the corner of your browser.

Full Name Zip Code Email Phone
1. Aniga _____ waa Cali.
2. Markaan dhakhtarka arkay waxaan______ nabarka.
3. Kalkaalisada_____ ii sheegtay qandhada.
4. Shalay hooyaday waxay ______ dawo.
5. Haddii Cali uu wadnuhu ___________, dhakhtarka u wac.
6. Shan bilood kahor ayey Caasha sidan oo kale______.
7. Cali_____ Caasha ayaa u tagay dhakhtarka.
8. Marka nabarku bogsado ayaan ka saari doonaa ______.
9. Ha ku odhan waad _________ ayuu ka nixine.
10. Dawada dhakhtarku kuu qoray _____ tii hore mid ahaan qaado.
11. Qandho iyo ______ ma leedahay?
12. Carruurtii waa ku ______ biyihii magaalada.
13. Ayuu ahaa bukaanka aad la_____.

14. Cunto ma soo _____ subaxdan?
15. Kiniinkii ____ liqday?
16. Biyo miyaad cabtay _____?
17. Hala Hadlin Bukaanka waayo indha waxba kama _____?
18. U sheeg in aan ahay ____________.
19. Haddii aan hadda wax laga qaban xaalkaagu wuu______.
20. Usbuuca soo_____ ayaa lagu jiifin doonaa cisbitaalka.
21. Gacanta midigta ayaa lagu_____ oo ma aha inaad dhaqdhaqaajiso.
22. Laba ______ ku shub isha biddixda maalin kasta.
23. Miyuu xanuunkii __________ soo noqday?
24. Ballankaagu waa berri _____ subaxnimo.
25. Saliid maqaarkaaga______ habeen kasta.


Please click "Submit" to complete your quiz. Thank you for your interest in InterpreterEd.com